Garoowe oo laga xusay 75 sano guuradii ka soo wareegtay aas-aaska Ciidanka Booliiska Soomaaliya.

Xuska sannad guurada 75aad ee ka soo wareegtay aasaaskii Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa waxay kadhacday Magaalada Garoowe ee Caasumada maamul Goboleedka Soomaliyeed ee Puntland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.