Daawo:Sheekada Halgamaa ay gacanta ku dhigeen sirdoonka Puntland iyo Somaliland kuna dambeeyey Jeelasha Itoobiya .

coldoon

Cabdi Maalik Muuse Coldoon ayaa waxuu waraysi layeeshay mid kamida Halgamayaashii ONlf kaas oo laga soo qabtay Magaalada Garoowe xarunta Maamul Goboleedka Puntland kadibana loo Gudbiyey Magaalada Hargaysa.

Maxamed Axmed Ismaaciil oo ka tirsan Jamhada Onlf ayaa waxuu Jiritaan uga war bixiyey sidii looga soo qabtay Garoowe ilaan laga Geeyo Xabsiyada Itoobiya, waxuuna kawarbixiyey dhibkii loo gaystay iyo xaaladihii qalafsanaa ee uus oo maray.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.