Daawo:Caabudwaaq oo laga xusay 75 sano guuradii ka soo wareegtay aas-aaska Ciidanka Booliiska Soomaaliya.

Munaasabad loogu dabaan dagayay Sanadguurada 75aad ee Aasaaka Ciidamada Booliska Soomaaliyeed ayaa agu qabtay maanta Degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud, Waddooyinka waaweyn ee magaalada Caabudwaaq waxaa gaada ka ciyaar ku maraya cutubyo ka tirsan ciidanka Booliska Soomaliyeed waxaana ka qayb galay masuuliyiin katirsan maamulka Degmada Caabudwaaq, Saraakiisha Ciidamada Boliiska iyo Masuuliyiin kasocda laamaha Amniga.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.