Daawo:Caabudwaaq Dhaqaatiir ka qayb galay Kulan looga tashanayay tayaynta Caafimaadka degmada

taano

Axme Cumar Cabdi iyo Dr Cabdi Faarax Taano ayaa waxay ka qayb galeen Kulan looga tashanaayey tayaynta Caafimaadka degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud kulankaan ayaa oo ay ka qayb galeen Maamulka degmada, Ugaas Taakooy iyo qaybaha kala duwan ee Bulshada degmada Caabudwaaq ayaa waxaa looga hadlay baahiyaha Caafimaad ee kajiora Degmada Caabudwaaq iyo deegaanada ku hareeraysan iyo sidii Adeegyada Caafimaadka kor loogu qaadi lahaa.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.