Akhriso:Gudoomiye Mursal ayaa sheegay in uu Buray Mooshinki laga keenay Madaxweynaha Soomaliya

mursal

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Mudane Maxamed Mursal  ayaa wareegto uu  soo saaray ku sheegay in mooshinkii xil ka qaadista ee laga soo gudbiyey Madaxweynaha soomaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo  uu buray.

Guddoomiyaha ayaa sababaha keenay in mooshinka uu buro ku sheegay inay 14 Mudane Magacooda laga been abuurtay oo ay ku dacwoodeen inaysan qeyb ka aheyn Xildhibaanada saxiixay mooshinka.

Hoos ka Akhriso

2 Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.