gedotimes.com
Daawo:Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo 20-ka Deseember u dabaaldagaya 75-sano guuradii ka soo wareegtay aas aaskooda
Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo 20-ka Deseember u dabaaldagaya 75-sano guuradii ka soo wareegtay aas aaskooda, waxaana sanadihii dambe Boolisku sameeyey horumar dib loogu xoojinayo.