Daawo:wasiirka Gaashandhiga oo sheegay in laxaliyey Qilaakii gudoonka Shacabka

wasiir

Wasiirka Gaashaandhiga Xasan Cali Maxamed oo shir jaraa’id ku qabtay  magaalada muqdisho ayaa sheegay qilaafkii gudoonka Golaha shacabka im ladhameeyey.

Waxaa kaloo sheegay wasiirka Gashandhiga in dowlada Somaliya u gurmanaydo dadkii dhawaaca kasoo gaaray rabshadaha baydhabo ka dhacay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.