Daawo:Khayre oo Magacabay Wasiirka hawlaha Guud

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali kheyre ayaa Magacaabay Wasiirka cusub ee Wasaaradda Howlaha Guud iyo Dib u dhiska,xilkaa soo uu shalay iska casilay Cabdi Fitaax Ibraahim Geeseey

Ra’iisul Wasaare Kheyre ayaa xilkaas u Magacaabay Cabdi Aadan Hoosow Wasiirka cusub ee Wasaaradda Howlaha Guud iyo Dib u dhiska.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.