Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland oo kullan la qaatay AMISOM

sayid

Madaxweyne ku xigeenka 1-aad ee dowlad Goboledka Jubbaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan ayaa manta kulan la qaatay Taliye ku xigeenka ciidanka Nabad ilaalinta AMISOM Jen Charles Giiwai iyo wafdi uu hogaaminayo oo soo gaaray magalada Kismaayo.
Kulankan Jubbaland iyo AMISOM dhex maray ayaa ahaa kulan saxafadda dibad joog ay ka ahayd, inta badan kulamadan waxaa looga wada hadlayay hawlgalada ciidanka AMISOM iyo qorshayaal la doonayo in kooxda argagixisadda Al-Shabaab looga saaro deeganada ay ku sugan yihiin.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.