Daawo:Wasiirka Gaashaandhiga Soomaliya oo ka hadlay iscasilaadiisa

wasiir

Waxaa Maanta Iscasilay wasiirkii hore ee Hawlaha Guud ee Dowlada Federaalka Soomaliya Cabdifitaax Ibraahim Geeseey oo Shir Jaraa’id uu ku qabtay Magalada Muqdisho, Baraha Bulshada ayaa waxaa Iyana lagu daabacay war sheegayey inuu Wasiirka Gaashaandhiga Soomaliya Xasan Cali Maxamed uu iscasilay.

Wasiirka Gaashaandhiga Xasan Cali Maxamed oo ay waheliso Wasiirka dhalinyarada Soomaliya ayaa goordhow been abuur ku tilmaamay wararka lagu faafiyay Baraha Bulshada ah ee in uu iska casilay xilka Wasiirka Gaashaandhigga waxuuna intaas ku daray in uusan is casili doonin waxaana dadka Soomaaliyeed uu ugu baaqay inaysan qaadan wararka kahor imaanaya horumarka dalka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.