Daawo:Wasiir ka tirsan Wasiirada Soomaliya oo Iscasilay

geesey

Wasiirka Howlaha guud iyo Guriyeynta ee Xukuumadda Soomaaliya Cabdifitaax Ibraahim Geeseey oo Shir Jaraa’id uu ku qabtay Magalada Muqdisho ayaa Goordhow ku dhawaaqay in uu iska casilay xilkii uu u hayey Dowlada Soomaliya.

Wasiir Cabdifitaax ayaa waxa uu ku sheegay in dowladda uu ka tirsan yahay aysan jirin meel lagu go’aamiyay in la farageliyo Maamulada dalka ka jira gaar ahaan Maamulka Koonfur Galbeed.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.