Daawo:Kulan ka dhan Axmed Madoobe ayaa Muqdisho ka dhacay

axmedmadoobe

Magaalada Muqdisho ee Caasumada Soomaliya waxaa ka dhacay Kulan ay yeesheen Golaha isbadal doonka Jubbaland oo ka qayb galeen qaybaha kala duwan ee Bulshada Sida aqoonyahano, Dhalinyaro, Siyaasiyiin, Aqoonyahno iyo Xildhibaano.

Kulankaan ayaa waxaa looga hadlay Xalaada siyasadeed ee Jubbaland iyo sidii loo heli lahaa Hogaan ka wanagsan kan hada Jira ee uu Hogaamiye Axmed Madoobe kaas oo ku fashilmay Horumar iyo amaanka Jubbaland.

Sanadka soo socda ayaa waxaa lafilayaa inay Jubbaland ay kadhacdo doorashada Barlamaanka iyo Madaxwaynaha jubbaland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.