Daawo:Dowladda Soomaaliya oo Xirtay Xabsiga Godka Jilacoow iyo Muqtaar Robow oo ka taansulay Musharaxnimadii

muqtar

Wasiirada Amniga iyo Cadaalada ee Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Isloow Ducaale iyo Abuukaate Xasan Xuseen Xaaji oo shir Jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa waxa ay sheegeen in Albaabada loo laabay Xabsiga Godka Jilacoow.

Wasiirka Amniga Somaliya Abuukar Isloow Ducaale ayaa sheegay in Xabsiga Godka Jilacoow loo bedelay Magaca Xarunta Tababarada Ciidanka NISA, isla markaana Ciidamada NISA lagu tababari doono, Sidoo kale Xabsiga Godka Jilicow waxaa loogu magac daray Gen:Axmed Jilicow Cadow,oo ahaa Taliyihii Nabad sugida ee Dowladii Kacaanka.

Wararka Naga soo gaaraya ayaa waxay sheegayaan in muqtaar roobow ka taanusalay Musharaxnimadii Madaxwaynaha Koonfurgalbeed.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.