Gudoomiyaha aqalka sare oo dalka Turkiga uga qaybgalay shir caalami ah

cabdi

Gudoomiyaha aqalka sare Maxamed Xaashi iyo wafti xildhibaano ah ayaadalka Turkiga uga qaybgalay shir caalami ah oo ay isugu yimaadeen in ka badan 70-dawladood oo ka hadlayo xaaladda Falastiin iyo magaalada Qudus.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.