Daawo:Xildhibaanada Ka Tirsan Golaha Shacabka Oo Dalbaday In La Furo Fadhiyadii Golaha

xildhiban

Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya oo kulan ku yeeshay Magaalada Muqdisho ayaa waxa ay kasoo horjeesteen mooshinka Madaxweynaha Soomaliya ka gudbiyeen Xildhibaan ka tirsan Barlamaanka Soomaliya waxayna dalbadeen In La Furo Fadhiyadii Golaha Shacabka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.