Daawo:Gudoomiye Mursal oo ku baaqay in Muqtaar roobow

mursal

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa Goordhow waxa uu shir Jaraa’id ku qabtay Hotelka Shabeel oo uu maalmihii dambe deganaa,waxaana uu ka hadlay xaaladaha Koonfur Galbeed iyo xariga Muqtaar Roobow.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.