Akhriso:167 Magacyada iyo Xildhibaanada Ka soo Horjeestay Gudoomiye Mursal iyo Kuwa kale oo bari kusoo Biiraya

murtsal

Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya oo kulan ku yeeshay Hotel SYL ee Magaalada Muqdisho ayaa waxa ay kasoo horjeesteen mooshinka Madaxweynaha Soomaliya ka gudbiyeen Xildhibaan ka tirsan Barlamaanka Soomaliya.

Xildhibaanada kulanka ku Magaalada Muqdisho oo ah 167 Mudane ayaa waxa ay eedeyn kulul u jeediyeen Guddoomiyaha Golaha Shacabaka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan,iyaga oo ugu baaqay In uu furo kulamada Baarlamaanka sida ugu dhaqsaha badan haduuse furi waayana Talabada ku haboon oo waa faqsan xeerka Barlamaanka Soomaliya ayaan Maraynaa ayey dhaheen

Kulankooda kadib ayaa xildhibanada waxa ay soo saareen Warsaxaafadeed ka kooban laba bog,iyaga oo ku sheegay in mooshinkii laga keenay Madaxweynaha uu buray iyo inay garab taagan yihiin Madaxwaynaha iyo xukuumada Soomaliya oo qabatay shaqo aad umahiim ah.

Maalinta barito ayaa lafilayaa in xildhibaano gaaray 5o kusoo biiraan Xildhibanada taageersan dowlada Madaxwaynaha.

Hoos ka aqriso Magacyada Xildhibaanada saxiixay.





Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.