Akhriso:Baydhabo Xildhibaan asagoo ku haya Dalkiina Ha burburinina geeriyaaday

Allaha Unaxariistee Xildhibaan Cabdi shakuur Yacquub Ibraahim oo ahaa Gudoomiyaha Guddiga Amniga Baarlamaanka Koonfur Galbeed ayaa Magaalada Baydhabo ku geeriyooday asagoo ku kala dhex Jira dad Bananbax dhigaayey iyo Laamaha amniga Maamulka KoonfurGalbeed.

Allaha unaxariistee Xildhibaan Cabdi shakuur Yacquub Ibraahim ayaa dadka Bananbaxaya oo burbur ugaysanaya Hantida dadwaynaha waxuu ugu baaqayey Dhulkiina iyo Hantidiina Ilaashada waxaana Xildhibaanka ku dhacday Xabad aan lacadayn cida soo riday.

Warar is qilaafsan ayaana ka soo baxaya Cida dishay Xildhibaanka Wararka qaar waxa ay sheegayaan iney dileen Ciidamo katirsan Koofur Galbeed halka warar kalena ay tilmaamayaan iney dileen Ciidamada daacada u ah Mukhtaar Rooboow kas oo shalay Xabsiga loo taxaabay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.