Xarigii Muqtaar Roobow Kadib Maamulka Koofurgalbeed oo shaaciyey Jadwalka Doorashada Madaxwaynaha

koonfurgalbeed

Guddiga Doorashada Madaxweynaha Maamul Goboleedka Soomaliyeed ee Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Maanta soo saaray Jawdalka Doorashada la filaayo inay ka dhacdo Magaalada Baydhabo.
koonfurgalbed

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.