Muuqaal:Gobolka Banaadir oo Markale ka qayb qaatay Olalaha Isxilqaan

Waaxda Nadaafadda gobolka Banaadir iyo hawlwadeennada Degmada Shangaani oo ka qayb-galay barnaamijka isxilqaan ee uu ku dhawaaqay Madaxwaynaha Soomaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo kaas oo dib dayactir loogu sameeynayo Tiyaatarka Qaran iyo Matxafka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.