Muuqaal:Boqor Burhaan Boqor Muuse oo bixiyey 200 oo kun dollar oo qaybka ah 8 magood oo uu horey u balan-qaaday.

boqorka

Xaflada lagu soo gabagabayno nabadeyntii kasocotay Magaalada Taleex ayaa Ujeedkeedu ahyd wareejin Diyo ay horey ubalanqaadeen Ismida Puntland ayaa waxaa wereejiyey Boqor Burhaan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.