Daawo:Xildhibaanadii Juubaland ayaa kacdoon kadhana Axmed madoobe ka sameeyey Kismaayo

ismacildhay

Xildhibaano kamid Maamulka jubbaland ayaa kacdoon ka dhana Axmed madoobe iyo gudoomiyaha Barlamanka Jubbaland kasameeyey Magaalada Kismaayo, Xildhibaanad kala ah Axmed Ismaaciil, Maxamed Da’uud iyo Mudane Maxamed Nuur Buule “dhaay” ayaa Shir Jaraa’id oo ay wada jir uqabteen waxay kasoo horjeesteen xeerkii axmed madoobe Kenya kakeensaday ee uu rabay inuu xukunka ku dheeraysto.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.