Akhriso:Gudoomiyaha Barlamaanka oo Ka horyimid kala diristii Gudiga Maaliyada Barlamanka

mursal

Qoraal uu soo saaray Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa waxa uu ka horyimid kala diristii guddoomiye ku xigeenka 1aad Guddiga Maaliyadda Golaha Shacabka Soomaliyeed ku sameeyey Gudigii Maaliyada ee Barlamaanka Soomaliya.

War-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa Guddiga Maaliyadda la faray inay shaqadooda dib u bilaabaan, isla markaana ay soo dhameystiraan xisaab xirka 2017-ka iyo miisaaniyadda 2019-ka ka hor sanadka cusub.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.