class="post-template-default single single-post postid-49369 single-format-standard">
Gedo Times

Dhageyso:Al shabaab ayaa gabi ahaan cunuqabten saray Baladxaawo Gadiidna ku afduubay Doolow iyo Baladxaawo

shabab

Kooxda argagixisada Al shabaab ayaa gabi ahaan cunuqabten saaray dhaq dhaqaaqii ganacsi iyo safaradii Baladxaawo iyagoo gadiid ku afduubay inta Dhuxaysa Baladxaawo iyo Doolow, Ciidamada Ayaa waxay bilaabeen weeraro shabaab looga sifaynayo deegaanada u dhow Baladxaawo ee Gobolka Gedo.

Kala soo xeriir Shabakada Gedo Times Cinwaankan hoose

gedotimes1@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.