class="post-template-default single single-post postid-49397 single-format-standard">
Gedo Times

Daawo:Xildhibaanada Jubbaland oo mar kale kahoryimid Sharci laga soo maan guuriyey Kenya

ismaciil

Xildhibaan Axmed Ismaaciil oo kamida Xildhibaanada Barlamaanka Jubbaland ayaa waxuu shir Jaraa’id ku qabtay Magaalada Kismaayo ee Xarunta ku meel gaarka ah ee Jubbaland waxuuna sheegay inaan la aqbali Karin xeerka laga soo maan guuriyey dalka Kenya kaas ooo oo oranaya Musharaxii larabo waa laga reebayaa tartanka Madaxwaynaha Jubbaland iyo Xildhibaankii kasoo horjeesta siyaasada Axmed madoobe asaguna waxuu waayayaa Xubinta Barlamaanka Jubbaland.

Xildhibaan Axmed Ismaaciil ayaa sheegay inaysan jirin Xildhibaanada barlamaanka Jubbaland aysan isku raacay sharcigaan qiyaamada ah, bulshada Soomaliyeedna ogaadaan Xildhibaanada Jubbaland inay kasoo horjeedaan Sharciga Kenya laga soo xawilay.

Kala soo xeriir Shabakada Gedo Times Cinwaankan hoose

gedotimes1@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.