Daawo:Garyaqaanka Puntland Ayaa War Kasoo Saaray Khilaafka u Dhaxeeya Madaxwaynaha iyo Kuxigeenkiisa.

puntland

Qoraalka soo baxay xafiiska Garyaqaanka guud ee Maamulka Puntland Maxamed Yuusuf Maxamuud ayaawaxaa looga hadlay Khilaafka Siyaasadeed ee u dhexeeyay madaxweyne Cabdi WeliMaxamed Cali Gaas iyo ku xigeenkiisa.
Garyaqaanka guud ee Maamulka Puntland ayaa sheegay in madaxweyne ku xigeenka Puntland Cabdi xakiim Cabdullaahi XaajI Cumar Camey uusan awood u lahayn magacaabista guddiga xallinta khilaafaadka iyo ansixinta Baarlamanka cusub ee Maamulkaasi.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.