Daawo:Gabar Kala Kulantay Caqabado Sidii ay u Gudoonsiin Lahayd Buug ay ka Qoray Muuse Biixi

najma

Najma maxamuud waa gabar dayar oo Buug ka qortay Madaxwayanaha Soomaliland Muuse Biixi waxayna Najma Caqabalad kala kulan tahay sidii ay ugudoonsiin lahayd Madaxwaynaha Soomaliland ayadaoo marar badan isku dayday inay Muuse Biixi kula kulan madaxtooyada balse aysan usuurto galin.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.