gedotimes.com
Daawo:Booliiska JIgJIga ayaa maamulki Hore Cabdi ilay ku edeyey Qaraxyo Fashiliyeen.
Ciidamada Booliska JigJiga ee Deegaanka Soomaliida ayaa waxay Maamulkii Hiore Cabdi Ilay ku eedeeyeen inay ka samuul ahaayeen Qaraxyo la fashiliyey.