Al-Shabaab oo Baladxaawo Duleedkeeda ku dilay askar ka tirsan Jubbaland.

janan

Ciidamo ka tirsan Jubbaland iyo kooxda argagixisada Shabaab ayaa xalay waxaa uu dagaal culus ku dhexmaray Duleedka Degmada Baladxaawo oo kooxda Argagixisada Shabab kusugnaayeen
Dagaalka ayaa la isku adeegsaday hubka Noocyadiisa kala duwan.

Dagaal  ayaa ka dhacay tuulo u dhaxayso baladxaawo iyo garabaharay oo lagu magacaabo godon dhawe dagaalka aya waxa uu dhaliyey qasaaro dhimasho iyo dhawacba leh, Shabaab ayaa sheegay in khasaaro lixaad leh ay gaarsiiyeen ciidamada Jubbaland, waxaa ayna sheegeen in ku dhawaad 5 askari oo ka tirsan Jubbaland ay dagaalka ku dileen Waxaana isbitaalada  Magaalada baladxaawo la gaarsiiyey dhaawac wallow aan lasheegin tiradooda.

Ma jiraan weli wax war ah oo ka soo baxay Saraakiisha ciidanka Jubbaland iyo maamulka Gobalka Gedo, kaasi oo ku aadan in ay faahfaahiyeen dagaalka ka dhacay duleedka Baladxaawo.

 

wararkeena dambe kala socda warar dheerad ah.

 

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.