gedotimes.com
Sawiro:Madaxwaynaha Kenya oo warqada Aqqonsiga ka gaduumay Safiirka cusub ee Soomaaliya u fadhin doono Kenya
Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa waraaqaha safiirnimo ka guddoomay Maxamuud Axmed Tarsan oo horey usoo noqday duqa caasimadda Soomaaliya, kadibna Safiirka cusub ee Soomaaliya ee u fadhinaya d…