Sawiro:Madaxwaynaha Kenya oo warqada Aqqonsiga ka gaduumay Safiirka cusub ee Soomaaliya u fadhin doono Kenya

tasrsaN

Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa waraaqaha safiirnimo ka guddoomay Maxamuud Axmed Tarsan oo horey usoo noqday duqa caasimadda Soomaaliya, kadibna Safiirka cusub ee Soomaaliya ee u fadhinaya dalka Kenya Tarsan ayaa maanta si rasmi ah ula wareegay xilka kadib 20 bilood oo safaaradda safiir la’aan ahayd.

Qunsulka guud ee Safaaradda Mudane Cali Bagadi ayaa safiirka cusub ku wareejiyay xilka, isaga oo kala tusay dhammaan qeybaha ay ka koobantahay safaaradda, Safiir Tarsan ayaa la kulmay Shaqaalaha kala duwan ee Safaarada Soomaliya ku lee dahay Dalka Kenya.

tarsan

tarsan

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.