gedotimes.com
Daawo:Xildhibaanada Jubbaland oo kacdoon kasameeyey Kismaayo iyo dil loogu hanjabay
Xildhibaanada Barlaamanka Jubbaland ayaa waxay maanta ka doodeen hindise sharciyeedka guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka iyo xudduudaha Jubbaland kaas oo ay dhowaan ansixiyeen golaha wasiirad…