Daawo:Xildhibaan Cabdi Shire oo Hadal qaymo badan kajeediyey Munaasabadii Lagu Xusaayey qaraxii Shaamow

Xildhibaan Cabdi shire oo kamida Xildhibaanada Dowlada Federaalka ah ee Soomaliya mar uu ka hadlaayey Munaasabadii Ducada iyo Xasuusta Dadkii ku dhibay qaraxii Hotel shaamow oo lagu qabtay Magaalada Muqdisho waxuu ka jeediyey hadalo qaymo badan, Munaasabadaan loogu ducaynayey dadkii qaraxii Shaamow ku waxyeeloobay ayaa waxaa kasoo qayb galay Xildhibaanada labada Aqal, Waalidiin,Arday, Maamulka Jaamacada Banaadir iyo Masuuliyiin kale.

Xildhibaan Cabdi shire ayaa marka Hore waxuu ka mahadceliyey Dadkii soo qaban qaabiyey Munasabadaan waxuuna sharxaad ka bixiyey sida qaylo dhaan ku timid isago sheegay asagoo shaqo kayimid inuu indhihisa qabteen dad Soomaliyeed oo lagu Xasuuqay Xamar taa oo uu aad uga xumaaday markaas ayaa asagoo Computer dul fadhiya waxaa kusoo dhacay erayadii “”Qal qal Nagu beer Qaraxii lal beegsaday Ardaydii qalan jabinaysay Qasaaraha Nagaaray waa Midaan Qiil loo hayn””

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.