Daawo:Qaabkii Safiir Tarsan Xilka Ula wareegay iyo waxa laga Filaanayo

tarsan

Danjiraha cusub ee dowladda Soomaaliya ay u soo magacowday dalka Kenya Maxamuud Axmed Tarsan oo horey usoo noqday duqa caasimadda Soomaaliya ayaa maanta la wareegay xilkiisa, ka dib munaasabad lagu qabtay Safarada Soomaliya ku leedahay magaalada Nairobi.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.