Video+Sawiro:Dhalinyaraddii ku xirneed dalka Uganda oo soo dhaweyn loogu sameeyay magaaladda Caabudwaaq

Muddo Afar sano iyo sadex bilood ah oo ayuu ku xirnaa Dalka Uganda CabdiDeeq Cabdulaahi Bootaan oo dib ugu soo laabtay magaaladdii uu ku korey ee Baladkii Nabadda ee Caabudwaaq, Dhalinyaradda Caabudwaaq iyo Qaar kamid ah qoyskiisa ayaa si weyn ugu soo dhaweeeyay garoonka diyaaradaha ee Caabudwaaq.

waaldiinta iyo Bulshada Caabudwaaq Waxay ay u mahad cesheen Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Faarax Xasan, Maxamuud Dirir iyo dhamaan intii isku howshey soo deynta Cabdi deeq iyo dhalinyarro kale oo mudadaasi kula xirnaa Dalka Uganda.
Warbixintaan waxaa Caabudwaaq kasoo diray Ayaanle Cabdulaahi

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.