Sawiro:Xildhibanada Jubaland intii Carartay Mooyee intii kale ayaa qasab ku ansixiyey Hanti dhowraha guud ee Jubbaland

jubal

Xildhibaanada Baarlamaank Jubbaland intii Kismaayo ka carartay iyo intii lamasaafuriyey mooyee intii kale ayaa maanta yeeshay fadhigoodii waxaan lagu qasbay inay ansixiyeean Hanti dhowraha guud ee Jubbaland Cabdicasiis Sheekh Dayib oo uu dhowaan magacaabay Hogaamiyaha Jubbaland Axmed Madoobe taas oo uusan umarin Nidaam aqooneed iyo mid wax qaybsi gar ahaan beelaha daga Jubbaland.

Xildhibaanada Jubbaland intooda kusugan Magaalada Kismaayo ayaaHogaamiyaha Jubbaland axmed madoobe laamihiisa Amniga usheegay inay Xubnaha Barlamanka Jubbaland ansixiyaan waxayna Xildhibanada Jubbaland fuliyeen Amarkii Hogaamiyaha Jubbaland, waxaan halkaas lagu ansixiyey si gacan taag ah Hanti dhowraha guud ee Jubbaland.

jubaland

Xildhibaanada Juubaland ayaanan lamid ahayn xildhibaanada Maamul Goboleedyada Soomaaliyeed waana Xildhibaano meel ugu xaraysan Hogaamiyaha Jubaland Axmed madoobe waxaana marar badan laga Hor istaagay inay ka dhoofaan Magaalada Kismaayo.

jubaland

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.