Dhageyso:Axmed Madoobe oo Sharci Xarana Meel marsaday iyo Buuq ka dhashay Barlamaanka Jubbaland

axmed madoobe

Xildhibaanada Barlaamanka Jubbaland ayaa waxay maanta ka doodeen hindise sharciyeedka guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka iyo xudduudaha Jubbaland kaas oo ay dhowaan ansixiyeen golaha wasiirada Jubbaland ahna Xeer u ogalaanaya inay Musharaxii ay raabaan Cayriyaan Xildhibaankii ay rabaana way cayrin karaan maxkamada lama geen karo gudiga doorshada Jubbaland.

Xeerkaan ayaa Axmed maoobe u ogolaanaya inuu markale dib ugu soo noqdo Xukunka, musharaxiinta kalane loo diido inay ka qayb qaataan Musharxnimada Jubbaland, waxa kaloo xeerkaan axmed maoobe u ogalanayaa Xildhibaankii ka horyimaada Siyaasada Axmed madoobe uu waynayo Xubinimada Barlamaanimo.

hadaba Xildhibaan Maxamed Nuur Buule oo ka mid ah Baarlamaanka Jubbaland ayaa sheegay in hindise sharciyeedka guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka iyo xudduudaha Jubbaland uu yahay mid aan la aqbali Karin.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.