Daawo:Puntland 16-Musharax ayaa taageerey Go’aankii Madaxweyne Ku xigeenka Puntland Camay

puntland

War-Saxaafadeed ay Maanta soo saareen 16 ka mid ah musharixiinta Madaxweynaha Puntland ayaa waxa ay ku taageereen Guddigii ansixinta iyo xalinta khilaafaadka ee uu Magacaabay Madaxwayne ku xigeenka Puntland Cabdixakiin Xaaji Cumar Camey waxaynha kasoo horjeesteen Gudigii uu Magacaabay Cabdiwali Gaas.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.