Daawo:Abwaan Shuba oo hadalo Cajaa’ib ka sheegay Munaasabdii ciidamada qalabka sida iyo maxaabiista ku xirayn xabsiga dhexe

shube

Magaalada Muqdisho waxaa ka dhacday munaasabad tababar loogu furaayey qaar kamid ah ciidamada qalabka sida iyo maxaabiista ku xirayn xabsiga dhexe waxaana kaqayb galay madaxada Xiidamada Soomaliya sida Taliyaha Ciidanka Xooga dalka Soomaliya,Taliyaha Booliska iyo Taliyaha Ciidan Asluubta Soomaliyeed.

Furitaanka Munaasabadaan ayaa waxaa sidii looga bartay Tix katirayey Abwaan Cabduqaadir Shube waxuuna Yiri.

“waxaan leeyahay dadoow dabkii gubashada lahaa kulkii danqashada badnaa kuwii nolosha udarnaa midkeey nagu soo duween adoo wali diifti qaba dushaaduna boogihii ku yaaliin daqaradii adoo dambaskii yaqaan danbaa buradii ogsoon ujeedana dogobyadii iney duulduulayaan inaad darsataan cagaha ma diidani waa arkaye dadkeygow waa sidee.”

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.