gedotimes.com
Shaqaalaha xafiiska hanti dhawraha Qaranka ayaa ka qaybgalay dhisayo Tiyaatarka Qaranka.
Shaqaalaha xafiiska hanti dhawraha guud ee Qaranka ayaa maanta ka qaybgalay ololaha isxilqaan ee lagu dhisayo Tiyaatarka Qaranka.