Madaxwayne ku xigeenka Puntland ayaa magacaabay Guddi lid ku ah gudigii ansixinta iyo xalinta khilaafaadka ee uu magacaabay Gaas

Madaxwayne ku xigeenka Puntland Cabdixakiin Xaaji Cumar Camey ayaa magacaabay Guddi lid ku ah gudigii ansixinta iyo xalinta khilaafaadka ee uu maantay magacaabay Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Gaas, Waxaana uu ku sababeeyey Magcaabistaan Gudiga Kale in ay ku kaliftay la tashila’aanta Madaxwaynaha Puntland Cabdiwali Gaas.

Madaxwaynaha Puntland Cabdiwali Gaas ee waqtigiisa dhamaanayo ayaa Guddiga Ansixinta iyo Xalinta Khilafaadka Wakiilada Puntland, Magacaabistaan uu Madaxwaynaha ku xigeenka Puntland horay usoo Magcaabay ayaa waxay noqonaysaa Khilaafkii soo kala dhexgalay Gaas iyo ku xigeenkiisa.
camay

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.