Daawo:Coldoon oo Su’aal adag waydiiyey Gudoomiyaha jabahadda ONLF) Admiral Maxamed Cumar

admiraal

Magaalada Jigjiga ee xarunta dowlad deegaanka Soomaalida waxaa shalayto si weyn loogu soo dhoweeyay mas’uuliyiin sar-sare oo ka tirsan jabhadda ONLF oo dhawaan heshiis nabadeed la saxiixatay dowladda Itoobiya.

Guddoomiyaha ONLF, Admiraal Maxamed Cumar Cismaan oo saxaafadda kula hadlayay Magaalada jig Jiga ayaa waxa la waydiiyey su’aalo badan oo ay mid yihiin in laga guurayo magacii ONLF iyo Inay Doorshada ka qayb gali doonaan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.