qarax ka dhacay Muqdisho ayaa waxa ku geeriyooday allaha unaxaristee Saciid Xuuke

saciid

Qarax ka Dhacay Magaalada Muqdisho Waxaa ku Geeriyooday Allaha unmaxariistee Saciid Xuuki Jaamac Gari Oo ahaa Agaasimihii Waaxda Boostada Ee Wasaarada Boostada Isgaarsiinta Iyo Tiknoolajiyada Xukuumada Soomaaliya
Marxuubka ayaa u Geeriyooday qarax Loogu Xiray Gaarigiisa Sida Ay Noo Xaqiijiyeen Mas’uuliyiin ka Tirsan Wasaarada Boostada Iyo Isgaarsiinta Dowlada Fedaraalka ah Ee Soomaaliya.

Gaariga Saciid Xuuke ayaa ahaa Nooca soomaalida u taqaano Carib waxaana qaraxa lagula eegtay agagaarka Isgoyska Sayidka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.