Daawo:Somaliland Ayaa Ka Jawaabay Eeedaymo Ka Soo Yeeray Madaxweyne Musatafe Cagjar

mustafe

Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland Ayaa Ka Jawaabay Hadalki Ka Soo Yeeray Madaxweynaha Dawlad Deeganka Somalida Mustafe Cagjar kaaso oo ahaa in dad Dambiyo ka gaystay Deeganka soomalida ay ku dhuumaalaysanayaan Soomaliland, Puntland iyo Jubbalnd.

eeedeymahaas ka yimid Madaxwaynaha Deeganka Soomalida Mustafe Cagjar ayaa waxaa iska Fogeeyey Maamulka Soomaliland ayagoo sheegay inaysan waxba kajirin eedyntaas loona baahyan in dib loo saxo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.