Daawo:Gudoomiyihii Baarlamanka jubaland oo Kismaayo kuxanibay ayaa Dowladda Somaliya ku eedeeyey faragelinta doorashada Koonfur-galbeed

jubaland

Gudoomiyaha Baarlamaanka Jubbaland Sheekh Cabdi Maxamed Cabdiraxmaan oo Xabsi Guri ku Magaalada Kismaayo ayaa waxuu Dowladda Federaalka ku eedeeyey inay faragelin ku hayso doorashada Madaxwaynaha Koonfur-galbeed.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.