Daawo:Dhagax dhigga Garoonka kubadda cagta ee Caabudwaaq

Masuuliyiin ka tirsan maamulka degmadda Caabudaaq iyo Maamulka Isboortis-ka degmadda ayaa  si wada jir ah u dhagax dhigay Garoon ku bada cagta ah oo noqon doona kii ugu horeeyay oo noociisa ah oo laga hirgalinayo degmadda Caabudwaaq.

Waxaana ka soo qayb galay Munsaasabadda dhagax dhigga Maamulka degmadda Caabudwaaq, Xildhibaano ka tirsan Galmudug, Maamulka Isbooortis-ka, Odoyaasha dhaqanka, Ururada Hooyooyinka, Guddiga Airport-ka iyo qaybaha bulshada ee kala duwan.
Warbixintaan waxaa Caabudwaaq kasoo diray ayaanle Cabdulaahi.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.