Daawo:Aqoon Yahay Somali ah oo Kenya ka sheegay in Soomaliya Hormartay aduunka Hormuudkiisana Noqonayso

cabdiraxman

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda arimmaha gudaha Jubbaland Mudane Abdirahman Haji Abdi oo ka qeyb galay xalfadii xiritaanka barnaamijka istaraatijiyada Hogaaminta iyo Horumarka oo ka dhacday Kenya School of Government Nairobi.
Agaasimaha Cabdiraxman Xaaji oo goobta ka hadlay ayaa yiri waxaan idiin hayaa war farxad leh Soomaliya waxaa kasocda Isbadal wayn waxaana Hiigsanaynaa inaan noqono Hogaanka aduunka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.