Akhriso:Doorashada Madaxweynaha Koonfur-Galbeed oo dib udhac ku yimid

koonfurgalbeed

Guddiga qaban qaabada Doorashada Madaxweynaha Dowlad-gobooleedka Koonfur-Galbeed Soomaaliya ayaa shaaciyey waqtiga la qabanayo Doorashada Madaxweynaha Koonfur-Galbeed oo markii hore lagu waday iney qabsoonto 5-ta bishan uu dib u dhac ku yimid, taasi oo guddigu ay sheegeen in laga dhigay 19-ka bishaan December.
Guddiga ayaa arintaas ku micneeyey markii ay qiimeeyeen howlaha baaxadda leh ee guddiga horyaala iyo sida ay muhiim u tahay in la fududeeyo doorashada.
koonfurgalbed

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.