Daawo:Waxgaradka Baardheere oo Axmed Madoobe eeedey usoo Jiidiyey

madoobe

Qaarkamida waxgaradka Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa waxay Eedeyn usoo Jeediyeen Hogaamiyaha Jubbaland Axmed Madoobe ayakoo sheegay inuu Jubbaland kawada Jahwareer iyo qalqal waxuuna iska horkeenayaa beelaha Jubbaland.

Eeedaan loo soo Jeediyey Hogaamiyaha Jubbaland ma ahan markii ugu horeysay ee waxaa marar badan deegaanada Jubbaland dhamaantood ka dhacay Bananbaxyo looga soo Horjeedo Madaxda ugu sareysa Jubbaland oo ugu horeeyo Axmed Madoobe.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.