Daawo:Madaxwaynaha Soomaliland oo Mashaariix ka dhagax Dhigay Berbera

muuse

Madaxwayanah Soomaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa dhagax dhigay Xarunta Badhasabka Gobolkaasi ,Sidoo kalena dhagax dhigay Rooga Cagaaran oo loogu talo Galay Garoonka Kubadda Cagta ee Berbera.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.